Somali Cartoons TV
Company Information
S
Somali Cartoons TV
1 contacts available
Sign in to add to cart and unlock contacts.
Description
Kusoo dhawoow kanaal caruureedka Somali Cartoons TV, Kanaalkaan waxaad kaheleysaa muuqaalada caruurta taasoo aad kuuxiisa galiya waliba af somalina ah. Sidoo kale waxaad kaheleysaa musalsalo kuxiiso galiya sida, Sheeko Caruureed Qisooyin Cartoon ah Cartoon Afsomali ah Film gaaban oo Cartoon ah IWLM. Hadii aad kaheshay ama aad kuqanacday kanaalka fadlan nagu soo biir hubaal kuma qasaari doontid, markale kusoo dhawoow kanaalka Somali Cartoons TV Waxaa nagala Soo xiriiri kartaa Emailka hoos kuxusan: somalikidtv@gmail.com Waad mahadsantahay; Owner of Somali cartoons tv is mahad mustaf abii
Industry
youtube